Shir ku saabsan sanadguuradii Ducom oo ka dhacay magaalada Birmingham

04-07-2009

Aways oo nin qibrad u leh xabsiyaddaha kana  shaqeeya ilaa iyo hadda oo ka bixiyey faahfaahin badan sida loola dhaqmo qofka markuu xabsiga ku jiro iyo wixii uu xaq u leeyahay xabsiga gudihiisa .

waxaa kaloo halkaasi ka hadlay nin boolis ah oo faahfaahin ka bixiyey booliska iyo shaqadooda .

waxaa kaloo halkan aanu ku soo casuunay CPS Birmingham oo iyagana cadeeyey shaqadooda .

waxaa lakoo halkan looga hadlay wixii u qabsoomay jaaliyadda sanadkii la soo dhaafay.

-----00000000-------

Shir looga hadlayey sharciyadda isbadelay dalbashadda Basaboorka Hollandiiska oo lagu qabtay magaaladda Birmingham 06-11-2009

shirkan oo ahaa mid ay ka soo qayb galeen dhamaan dadka haysta dhalashada holandiiska ee  ku kala nool Midlandka  UK

hadaba waxaad mar dhow ka daawan kartaa halkan sida uu u dhacay shirkan  habeenkaas

Shirkan waxaa habeenkaas lagu soo casuumay madax ka socota safaaradda hollandiiska ee London .

Naar aanleiding van het aangename bezoek van de heren Klijnsma en Kouveld van Nederlandse Ambassade te London

Op 23 november jongstleden aan ons kantoor ter kennismaking met de medewerkers van de Dutch Community in the Midlands (Ducom)

Zie Foto`s

 

Klijnsma & Abdinasir

shariif&Abdinasir& Klijnsma &Rob& Zakaria

 

 

Abdinasir & Rob

Dhr. Klijnsma & Coby & Rob

© Copyright DuCoM 2008. Powered by Interspire.com